Faahfaahin: Dad reer galbeed ah oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Sacuudiga

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay goob lagu xusayay dagaalkii koowaad ee adduunka oo lagu qabtay magaalada Jeddah ee Sucuudiga. Waxaa soo qabanqaabisay xafladan Safaaradda Faransiiska ee Sucuudiga, waxaana ka qeybgalay diblomaasiyiin reer Yurub ah. Safaaradaha Faransiiska, Giriigga, Talyaaniga, UK iyo Mareykanka waxay sheegeen in bam lagu soo tuuray qabuuraha ay ku … Continue reading Faahfaahin: Dad reer galbeed ah oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Sacuudiga